Hayaan Academy

Education · Somalia · 1-10 Employees

View Company Info for Free

Overview

Headquarters

Somalia

Revenue

<$5 Million

Industry

Education Training
ZI Rank: 1
Signal Type
Feb
Mar
Apr
May
Jun
Jul
ZI Rank
1
1
1
1
1
1

About Hayaan Academy

Abdiwali Moalimuu waa Qoraa iyo ganacsade ka shaqaysta suuqa Sarifka lacagaha qalaad ee Forex sidoo kalena waqtigiisa u huray in Soomaali uu usoo tabiyo xaqiiqada suuqaan iyo xirfadii ay kaga shaqaysan lahaayeen. Macalinka oo horay boqolaal kun oo soomaali ah ugu caawin jiray YouTube Ayaa ugu dambayn sameeyay Madashaan Hayaan Academy oo ujeedkeedu yahay xarun waxbarasho oo soomaali ay leedahay, soomaali ay samaysay isla soomaalida in wax lagu barana loogu talogalay Forex Trading waa xirfad ganacsi oo barasho iyo in waqti la geliyo u baahan, qofkii bartana uu ka dhigan karo il dhaqaale oo uu lacag ka samayn karo. Hase ahaatee fursaddaan waxaa ku hareeraysan khatar badan oo keeni karta in aad lacagtaada ku khasaartid. Haddaba inta aadan goaan qaadan waa muhiim in aad ogaatid halista maaliyadeed ee kaaga imaan karta in aad suuqaan soo gashid, deedna aad ka fiirsatid lacagta aad ku maalgashanaysid iyo in aad raadisid cilmi iyo khibrad kugu filan inta aadan bilaabin. Haku bilaabin suuqaan lRead more
Hayaan Academy's Social MediaPopular SearchesHayaan AcademySIC Code 82,829NAICS Code 61,611Show more

Is Hayaan Academy your ideal customer?

Let us give you the heads up on whether it's a good time to reach out

Recommended Actions

Illustration of an envelope

Company Profile Activity

i

Among all Education companies

Low Activity

High Activity

Activity Insights

Hayaan Academy is experiencing very low activity levels compared to other companies in the Education sector.

What does this means?

Hayaan Academy is drawing exceptional interest within the Education industry, suggesting notable developments or strong market momentum, learn more about Hayaan Academy.

Hayaan Academy Tech Stack

A closer look at the technologies used by Hayaan Academy

Top Education Companies

Frequently Asked Questions Regarding Hayaan Academy

What is Hayaan Academy's official website?
Hayaan Academy's official website is www.hayaanacademy.com
What is Hayaan Academy's Revenue?
Hayaan Academy's revenue is <$5 Million
What is Hayaan Academy's SIC code?
Hayaan Academy's SIC: 82,829
What is Hayaan Academy's NAICS code?
Hayaan Academy's NAICS: 61,611
How many employees does Hayaan Academy have?
Hayaan Academy has 1-10 employees
What industry does Hayaan Academy belong to?
Hayaan Academy is in the industry of: Education, Training
What technology does Hayaan Academy use?
Some of the popular technologies that Hayaan Academy uses are: NFOrce, Limestone Networks, One.com, LeaseWeb
What does Hayaan Academy do?

Abdiwali Moalimuu waa Qoraa iyo ganacsade ka shaqaysta suuqa Sarifka lacagaha qalaad ee Forex sidoo kalena waqtigiisa u huray in Soomaali uu usoo tabiyo xaqiiqada suuqaan iyo xirfadii ay kaga shaqaysan lahaayeen. Macalinka oo horay boqolaal kun oo soomaali ah ugu caawin jiray YouTube Ayaa ugu dambayn sameeyay Madashaan Hayaan Academy oo ujeedkeedu... yahay xarun waxbarasho oo soomaali ay leedahay, soomaali ay samaysay isla soomaalida in wax lagu barana loogu talogalay Forex Trading waa xirfad ganacsi oo barasho iyo in waqti la geliyo u baahan, qofkii bartana uu ka dhigan karo il dhaqaale oo uu lacag ka samayn karo. Hase ahaatee fursaddaan waxaa ku hareeraysan khatar badan oo keeni karta in aad lacagtaada ku khasaartid. Haddaba inta aadan goaan qaadan waa muhiim in aad ogaatid halista maaliyadeed ee kaaga imaan karta in aad suuqaan soo gashid, deedna aad ka fiirsatid lacagta aad ku maalgashanaysid iyo in aad raadisid cilmi iyo khibrad kugu filan inta aadan bilaabin. Haku bilaabin suuqaan lacag aadan adigu lahayn, sidoo kale iska ilaali in aad suuqaan lasoo gashid lacag aadan ka maarmi Karin, sababtoo ah sida aad faaido u raadinaysid si leeg ayay khasaarana kuugu imaan kartaa. Ogowna faaidada aad shalay samaysay kuuma balanqaadayso in aad beri mar kale faaido samayn doontid waana sababta ay muhiim u tahay in aad mar walba taxadar muujisid. Macluumaadka aad muuqaalkaan ka dheehanaysid ujeedkiisu waa in aad heshid aqoon iyo warbixin kugu filan oo la xiriirta suuqaan, ee marna ma ahan la talin dhaqaale, haddii aad doonaysid in aad maalgashi samaysid la xiriir dadka xirfadda u leh in ay ku siiyaan talooyin maalgashi iyo dhaqaale ku saabsan. Muuqaalada barteena lasoo galiyo ujeedkoodu waa in aan ku tuso waxyaalaha suuqaan ka suurtagalka ah, haddiise aad doonaysid in aad suuqaan qayb ka noqotid waa in aad baratid aqoonta halkaan ku jirta deedna aad kuna celcelisid cilimgii aad muuqaaladaan ka heshay, si aad adiga oo diyaar ah keligaa suuqa u gashid, sababtoo ah guushaada iyo khasaarahaaga labadaba adiga keliya ayaa ka ...Read More

What are Hayaan Academy social media links?
Hayaan Academy Facebook page
Is Hayaan Academy a public company?
Hayaan Academy is private company therefore does not currently have an official ticker symbol
See more information about Hayaan Academy

Get Started with ZoomInfo

Register for free

Sign Up for Free

Get started for free! No credit card needed. Enjoy up to 25 free contacts each month at no cost.
Elevate your prospecting to the next level

Supercharge Your Prospecting

Search ZoomInfo's database of 106M+ companies and 140M+ professionals to find your next lead.
Expand your business

Grow Your Business

Reveal both personal and business contact details, including emails and phone numbers, and close your most valuable buyers.